Meelaha xiddigaha

Meelaha xiddigaha Quraanka aayada 56: 75,76 “Waxaan ku dhaartay meelaha Xiddigaha. (75) Waa dhaar haddaad ogtihiin in taasi waa wayn tahay. (76) “ Aayaddu waxay tilmaamaysaa in xiddiguhu ay meelo leeyihiin. goobahan waa la baran karaa waxna lagu baran karaa. Marka xagee ka bilaabaynaa? Dhulku wuxuu ku wareegaa dhidibkiisa hal kacaan oo dhameystiran 24-kii saacadoodba. … Read more