Meelaha Dayaxa

Qur’aanka aayadda 10: 5 “Isaga waa Eebbe Qorraxda ka dhigayay Ifrax, Dayaxana u yeelay, oo meeshuu u hagaajiyey si aad u ogaato sannadaha iyo xisaabinta. Eebbe ma uusan u abuurin waxaan xaq ahayn mooyee, wuxuuna u soocayaa aayadaha umada ogaada. Markaad doon gasho badweynta dhexdeeda, waxaad kaliya aragtaa biyo dhinac kasta. Kabtankuna wuxuu go’aamin karaa … Read more